Historical archive

The Prime Minister’s introductory remarks at a press conference on the coronavirus and new financial measures

Historical archive

Published under: Solberg's Government

Publisher: The Office of the Prime Minister

Other languages:

Today, the Government is presenting new financial measures to tackle the coronavirus pandemic.

The measures come at the end of a week in which we have already had to implement stringent measures to halt the spread of the virus.

New stringent entry restrictions entered into force just 12 hours ago.

In central parts of Eastern Norway, more than one quarter of the population has been subject to very stringent infection control measures since last weekend.

Norway has managed to keep the infection rate lower than in many other countries. Although the measures we have implemented have been milder than in many countries, they have still had enormous consequences for individuals, families, companies and society as a whole. 

The Government therefore introduced the first financial support packages already in March last year. There have been several rounds of measures since then.

The measures we are presenting today come in addition to an already adopted budget that includes extensive measures. We are also following up the Storting’s petition resolutions. 

The Government envisages that further measures necessary in 2021 will be adjusted in line with developments in the coronavirus situation.

The Government believes there are three possible scenarios:

  • In the most optimistic scenario, more vaccines will be approved and manufacturers will increase supply. This will enable everyone in the high-risk groups to get the vaccine before Easter, and the rest of the adult population to be vaccinated before summer. Mutated variants of the virus are kept under control and the vaccines have a positive effect on infection and contagion. The developments are promising across Europe, and, at best, most of the infection control measures can be discontinued before summer.
  • In the intermediate scenario, some vaccine deliveries will be delayed, which means that high-risk groups will be offered the vaccine before summer and the rest of the adult population before the turn of the year. Mutated variants of the virus manage to gain a foothold, but are kept under control through testing and tracing.

    Some of the infection control measures can be discontinued from summer, but many will still be in place over the autumn. All of the measures will be discontinued at the turn of the year, with a few exceptions.
  • The third scenario is more pessimistic. We then find ourselves in a situation where we are unable to vaccinate enough people to let us discontinue the infection control measures this year, either because the vaccine manufacturers are unable to deliver enough vaccines or because new variants of the virus leave them ineffective.

    We may then find that people no longer support the infection control measures to the same extent. Municipalities and hospitals will experience a great deal of pressure, and new extensive regional and national measures become necessary.

The point of these scenarios is to demonstrate that we cannot simply devise a single strategy for getting through this crisis.

The situation changes all the time, as does the need for financial measures.

I understand that many industries would like more predictability in this situation.

However, the situation is unpredictable, and we have therefore developed flexible tools that can be adapted to developments.

The measures are based on the situation remaining serious for the first half-year. If, however, we see a more positive trend, we may implement more measures to stimulate the labour market.

We will do what it takes for Norway to emerge from the crisis in the best position possible.

  • We are doing what we can to stop the virus and safeguard life and health.
  • We are doing what we can to ensure that viable companies do not go out of business while we wait to return to normal.
  • And we are doing what we can to ensure that no one is left high and dry when we do reopen again.

Translations

Gacaliyayaal salaan iga guddooma dhammaantiin, Waxay maanta dawladdu soo gudbinaysaa taageero dhaqaale oo cusub oo lagu bixinayo cudurka faafi og ee koroonaha.

Taageerooyinku waxay ku soo aadeen dhammaadka toddobaad aan qaadnay tillaabooyin adag oo lagu hakinayo faafidda cudurka.

12 saac ka hor ayay dhaqan galeen tillaabooyinkii adkaa ee lagu xaddidayay soo gelidda dalka.

In ka badan afartii qofba mid ka mid ah dadka Norway ee ku nool bartammaha Østlandet ayaa ilaa sabtidii/axaddii hore ku jiray tillaabooyin aad iyo aad u adag oo looga hortagayo faafidda cudurka.

Waxaan Norway ku guulaysannay in ay tirada dadka cudurka qaadday ka yar yihiin dalal kale oo badan. In kasta oo tillaabooyinka aan soo rognay ay ka khafiifsan yihiin kuwa dalal kale oo badan, ayay haddana tillaabooyinku waxyeello weyn u geysteen shakhsiyaad, qoysas, shirkado iyo guud ahaan bulshada. 

Sidaas darteed ayay dawladdu bishi maarso ee sanadki hore u bixisay taageerooyin dhaqaale. Intii ka danbaysana dhawr jeer oo kale ayaa la baxshay taageero dhaqaale.

Kuwa aan maanta soo gudbinayno waxay dheeraad ku yihiin miisaaniyaddii goor hore la ansixiyay ee taageerada badan ay ku jirtay. Waxaa kale oo aan ka shaqaynaynaa go’aammadii uu Golaha shacbigu nagu boorriyay.  

Waxay dawladdu ku tala gelaysaa in wixii tillaabooyin ah ee lagama maarmaan noqda 2021 in la waafajiyo isbeddellada cudurka faafi og ee koroonaha.

Marka arrintaas laga hadlayo waxaan aragnaa saddex waxyaalood oo kala duwan oo dhici kara:

  • Midda ugu wanaagsan waxay noqonaysaa in tallaalo badan la oggolaado, shirkadaha soo saarana ay waxsoosaarka kordhiyaan. Markaasna dhammaan dadka khatarta gaarka ah ku jira oo dhan ayaan la tallaali karnaa ciidda booska horteed, dadka waaweyn ee kalena xagaaga ka hor ayaa tallaalka loo fidin karaa. Noocayada cusub ee fayraskana waa la xakamaynayaa oo tallaalka ayaa noqon doona mid wax ka tara infakshanka iyo kala qaadista cudurkaba. Rajadu waa fiican tahay Yurub oo dhan, haddii ay wax walba si wanaagsan u dhacaanna xagaaga ka hor ayaa la qaadi doonaa tillaabooyinka cudurka looga hortagayo intooda badan.
  • Midda labaad ee dhici karta ayaa ah in tallaalku soo daaho. Taas oo keenaysa in dadka khatarta gaarka ah ku jira la tallaalo xagaaga ka hor, dadka waaweyn ee kalena in tallaalka loo fidiyo dhammaadka sanadka ka hor. Noocayada cusub ee fayraskana ay jiraan, laakiin la xakameeyo ayadoo lagu hayo baaritaan iyo raadraaca dadka cudurka qaba.

    Tillaabooyinka looga hor tagayo faafidda cudurka qaar baa xagaaga la qaadi karaa, laakiin qaar badan ayaa sii soconaya ilaa iyo dayrta. Dhammaadka sanadka ayaa la qaadi karaa tillaabooyinka looga hor tagayo faafidda cudurka oo dhan marka laga reebo kuwa yar.
  • Midda saddexaad ee dhici karta ayaa ah mid kuwa kale ka xun. Markaas oo aan ku sugannahay xaalad lagu guuldarraystay in la tallaalo dad badan oo ku filan in sanadka gudahiisa la qaado tillaabooyinka looga hor tagayo faafidda cudurka. Taas oo ay sababteedu noqon karto in ay soosaarayaashu na soo gaarsiin waayaan tallaal nagu filan ama noocyada cusub ee fayraska ayaa keena in uu tallaalku wax tari waayo.

    Waxaa markaas dhici karta in ay hoos u dhacdo taageerada ay dadku u hayaan tillaabooyinka looga hor tagayo faafidda cudurka. Degmooyinka iyo isbataalladaba culays weyn ayaa soo foodsaari doona, waxaana lagama maarmaan noqon doonta in gobollada iyo dalkoo dhan ba lagu soo rogo tillaabooyin baahsan oo cusub.

Sababta aan u sheegayo waxyaalahan kala duwan ee dhici kara ayaa ah in aan idin tuso in aynaan raaci karin hal istiraatiijiyad keliya oo masiibada looga baxayo.

Had iyo jeer xaaladdu waa is beddelaysaa, taas oo keenaysa in ay is beddeli doonto baahida loo qabo taageerada dhaqaale.

Waan ogahay in ay shirkado badan jeclaan lahaayeen in la sii saadaalin karo sida ay wax noqon doonaan.

Laakiin xaaladda ayaa ah mid aan la sii saadaalin karin, waxaanan sidaas darteed samaynay nidaam la waafajin karo isbeddelka xaaladda.

Tillaabooyinku waxay ku talagelayaan in ay xaaladdu khatar ahaan karto lixda bilood ee hore ee sanadka oo dhan. Haddii ay xaaladdu fiicnaato, waxaa macquul ah in la soo rogo tillaabooyin dadka lagu guubaabinayo in la shaqeeyo.

Waxaan qaban doonnaa waxyaalaha loo baahan yahay si ay Norway dhibkaan uga gudubto sida ugu fiican ee suurtaggalka ah.

  • Wixii aan karno ayaan qabanaynaa si aan fayraska uga guulaysanno oo aan uga taxaddarno noloshada iyo caafimaadka.
  • Wixii aan karno ayaan qabanaynaa si shirkadaha sii jiri kara aysan u baabbi’in inta wakhti caadi ah la sugayo.
  • Wixii aan karno ayaan sidoo kale qabanaynaa si aysan dadku u noqon kuwo meel cidlo ah taagan maalinta aan dhaqaalaha dib u furno.

Szanowni zgromadzeni,

Rząd przedstawia dziś nowy plan wsparcia gospodarki w obliczu pandemii koronawirusa.

Działania wprowadzamy pod koniec tygodnia, w którym już musieliśmy podjąć zdecydowane kroki w celu powstrzymania rozprzestrzeniania się wirusa.

12 godzin temu weszły w życie nowe surowe restrykcje wjazdowe.

W centralnej części regionu Østlandet, ponad ¼ ludności Norwegii, od ubiegłego weekendu objęta jest bardzo surowymi obostrzeniami mającymi na celu zapobieganie rozprzestrzenianiu się wirusa.

W Norwegii udało nam się utrzymywać liczbę zakażeń na poziomie niższym niż wielu innych krajach. Pomimo tego, że nasze obostrzenia były łagodniejsze niż w wielu innych krajach, działania te i tak miały duże konsekwencje dla poszczególnych osób, rodzin, przedsiębiorstw i całego społeczeństwa. 

Dlatego rząd już w marcu ubiegłego roku wprowadził pierwsze pakiety wsparcia finansowego. Od tamtego czasu takich pakietów wprowadzono wiele.

Dzisiejszą propozycją chcemy przeznaczyć dodatkowe środki do już uchwalonego budżetu, który zakłada szeroko zakrojone działania. Oprócz tego realizujemy wnioski wynikające z uchwał Stortingu (norweskiego parlamentu).  

Rząd zakłada, że wszelkie niezbędne działania w dalszej części 2021 roku będą dostosowywane w zależności od rozwoju pandemii koronawirusa.

Przewidujemy trzy możliwe scenariusze:

  • Scenariusz najbardziej optymistyczny zakłada, że będzie więcej zatwierdzonych szczepionek i wzrośnie oferta producentów. Wtedy wszystkie osoby w grupach ryzyka będą miały możliwość otrzymania szczepionki przed Wielkanocą, a pozostała populacja osób dorosłych otrzyma możliwość zaszczepienia się przed wakacjami. Zmutowane wersje wirusa będą pod kontrolą, a szczepionki będą miały pożądany wpływ na przebieg infekcji i rozprzestrzenianie się wirusa. Rozwój w całej Europie będzie obiecujący i w najlepszym wypadku większość środków bezpieczeństwa zostanie zniesionych przed wakacjami.
  • Scenariusz pośredni zakłada opóźnienia w dostawach szczepionek. Spowoduje to, że grupy ryzyka otrzymają możliwość zaszczepienia się przed wakacjami, a pozostała populacja osób dorosłych otrzyma możliwość zaszczepienia się przed końcem roku. Zmutowane warianty wirusa zostaną na stałe, ale będą trzymane pod kontrolą poprzez testowanie i śledzenie łańcucha zakażeń.

    Część środków bezpieczeństwa będzie można znieść od wakacji, ale wiele z nich trzeba będzie utrzymać jeszcze jesienią. Wszystkie środki bezpieczeństwa, z niektórymi wyjątkami, będzie można znieść na przełomie roku.
  • Trzeci scenariusz jest bardziej pesymistyczny. Zakłada on sytuację, w której nie uda się zaszczepić odpowiedniej liczby osób, żeby możliwe było zniesienie środków bezpieczeństwa jeszcze w tym roku. Może się tak stać albo dlatego, że producenci nie będą w stanie dostarczyć wystarczającej ilości szczepionek, albo dlatego, że nowe warianty wirusa spowodują, że szczepionki będą nieefektywne.

    Może się wtedy zdarzyć, że spadnie mobilizacja ludności do przestrzegania zasad bezpieczeństwa. Gminy i szpitale znajdą się pod dużą presją i będzie konieczność prowadzenia nowych, szeroko zakrojonych działań regionalnie oraz w skali kraju.

Za pomocą tych scenariuszy chcemy pokazać, że nie możemy przygotować tylko jednej strategii wychodzenia z tego kryzysu.

Sytuacja zmienia się cały czas i tak samo będzie zmieniać się potrzeba udzielania wsparcia finansowego.

Rozumiem, że wiele branż chciałoby, żeby sytuacja była bardziej przewidywalna.

Sytuacja jest jednak nieprzewidywalna, dlatego opracowujemy elastyczne narzędzia, które można dostosowywać do rozwoju sytuacji.

Nasze działania uwzględniają założenie, że sytuacja będzie trudna przez całe pierwsze półrocze. Jeśli rozwój będzie bardziej pozytywny, może się okazać, że zasadne będzie wprowadzanie większej ilości działań stymulujących rynek pracy.

Będziemy robić to, co konieczne, aby Norwegia przetrwała ten okres jak najlepiej.

  • Robimy co w naszej mocy, aby pokonać wirusa i zadbać o zdrowie i życie.
  • Robimy co w naszej mocy, aby zdolne do funkcjonowania przedsiębiorstwa nie upadły w oczekiwaniu na normalniejsze czasy.
  • Robimy też wszystko co w naszej mocy, aby ludzie nie zostali z niczym tego dnia, kiedy ponownie otworzymy gospodarkę.